(Sawirro) Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay culimada Soomaalida qaar ka mid ah ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed. Xassan Shiikh ayaa uga warbixiyey culimada mudnaanta uu siinayo adkeynta xiriirka dowladda iyo culimada, isagoo tilmaamay muhiimadda ay u leeyihiin la dagaallanka fikirka xagjirnimada iyo toosinta dowladnimada. Madaxweynaha ayaa culimada Soomaaliyeed ku bogaadiyey … Continue reading (Sawirro) Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay culimada Soomaalida qaar ka mid ah ?